DHAGAYSO: Waxbadan Ka Ogoow Barre Hiiraalle & Axmed Madoobe Oo Si Kadis Ah Madaxtooyada Somaliya Isugu Arkay (Maxaa Dhacay) AKHRISO…

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Korneyl Barre Aadan Shire (barre Hiiraale) ayaa maanta si kadis ah ugu  kulmay madaxtooyada soomaaliya.

Si dhab ah looma oga waxa ay ka wada hadkeen labadan masuul, hase ahaatee waxaa loo badinayaa in kulankoodu la xiriiro arimaha jubaland.

Axmad madoobe ayaa soo dhaweeyay qorsha kasta uu Bare Hiraale kaga mid naqonayo siyaasada soomaaliya  uu mudanyahay in uu wax ka maamulo siyaasada Soomaaliya,kaftan iyo iswaraysi kadib waxa ay laba masuul kubalameen in ay qataan kulan albaabada u xiranyahay.

Labadan masuul ayaa  ku kala aragti duwanaa in muddo ah habka loo wajahayo dhismaha maamulka Jubba-land,iyadoo dhowr goor uu magaalada Kismaayo iyo duleedkeedaba ku dhex maray dagaal qasaara badan dhaliyay.

Halkaan Ka Dhagayso Cod

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Baardheere24news@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *